Warar

Dhageyso: Puntland oo markale ku hanjabtay in aysan joojin doonin dagaalka ay kula jirto S.land

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/ xakiin Xaaji Cumar Camey oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ee caasimadda maamulkaasi ayaa waxa uu sheegay in

Continue Reading »

Qeybta Warar

XOG: Axmed Madoobe & C/wali Gaas oo laga dhaadhicinayo iney u hogaansamaan Dowlada Federaalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaal ku bixineysa sidii ay u soo dhoweyn lahayd Mowqifka madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo hadda muuqda kuwo ka fog Dowladda

Continue Reading »

Warar Archives

Shabaab oo sheegtay iney dileen 2-ka mid ah Xildhibaanada Hirshabeelle & Guddoomiye Afweyne
- Jun 5, 2018
Weerar dhaba gal oo ay Shabaab ku qaadeen Kolonyo Xildhibaano Galbineysay lagu weeraray inta u dhaxeyso Magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ee Shabeelaha dhexe. Masuuliyiinta Hirshabeelle oo soo xiganaya ilo dhinaca Millitariga ...
Qaabkii Ay Kooxda Arsenal U Soo Bandhigay Saxiixeeda Cusub Ee Stephan Lichtsteiner
- Jun 5, 2018
Saxiixa cusub ee Arsenal Stephan Lichtsteiner ayaa ka hadlayey hogaaminta uu kooxda keenayo, iyo sidoo kale hamiyadiisa xilli ciyaareedka soo aadan. Imaanshiyaha Lichtsteiner ee Emirates ayaa la xaqiijiyay galabta, iyadoo kabtanka ...
UK: Lacago Loo Ururinayo Dadka Reer Boorama Ee Ay Daadadku Waxyeelleeyeen.
- Jun 5, 2018
Maamulka magaalladda Henley ee dalka Britain ee maataanka la leh magaalladda Boorama ee W/Galbeed Somalia ayaa bilaabay olole ay lacago ugu ururinayaan dadkii ay dhibaatadda ka soo gaartay Roobabkii Duufaanta ...
SAWIRO: Guddoomiye kuxigeenka Hargeysa oo xafiiskiisa ku xardhay calanka Itoobiya iyo caro ka dhalatay…
- Jun 5, 2018
Guddoomiye ku-xigeenka magaalada Hargaysa ee maamulka Somaliland, Cabdicasiis Cagaweyne ayaa xafiiska surtay calanka Itoobiya, falkaasoo ay si weyn ugu caroodeen bulshada Soomaaliyeed ee qurbaha iyo gudaha ku nool. Tallaabadaasi uu qaaday ...
DEG DEG:-Gaadiid Ay La Socdeen Xildhibaano oo goor dhow La Weeraray
- Jun 5, 2018
Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow Wadada loo galay Gaadiid ay la socdeen xildhibaano ka tirsan Maamulka hir-Shabeelle. Weerarkaas ayaa waxa ...
Nin Ganacsade Ahaa Oo Lagu Dilay Magalada Muqdisho
- Jun 5, 2018
Nin ku hubeysnaa Qoriga AK47 ayaa Gabaldhicii Caawa waxa uu Nin kale oo Ganacsada ahaa uu ku dilay qeybo ka mid ah  degmada Wadajir ee Gobolkan  Banaadir. Dilka ayaa waxa uu ...
Wasaaradda Maaliyadda oo lacago fara badan kala wareegtay Wasaaradda Warfaafinta(Ogow Sababta)
- Jun 5, 2018
Si loo hormariyo hanaanka Dowlidnimada loona mideeyo maamulka dakhliga dhamaan Hay’addaha dawliga ah, ayaa maanta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlada Federaalka ay ku wareejisay Wasaaradda Maaliyada  Dakhliga soo galo ...
Kolonyo Galbineysay Xildhibaano ka tirsan Hirshabeelle oo lagu weeraray inta u dhaxeysa Jowhar & Balcad
- Jun 5, 2018
Wararka naga soo gaarayo  magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in kolonyo galbineysay Xildhibaano ka tirsna Hirshabeelle lagu weeraray agagaarka deegaanka Ceelka Geelow oo u dhaxeysa Balcad iyo ...

« Previous PageNext Page »

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...