Sports

“Maxaa Diidaya?” – Cristiano Ronaldo Oo U Furan Fekerka Ah Inuu Noqdo Jilaa Kubada Cagta Ka Dib.

Xiddiga Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuu ka fiirsan doono inuu noqdo jilaa marka waayihiisa ciyaareed uu soo dhamaado. Xiddiga reer Portugal ayaa sannadkii

Continue Reading »

Qeybta Sports

Usain Bolt Oo Ku Qoslay Sheegashada Ah In Daafaca Arsenal Hector Bellerin Uu Ku Garaaci Karo Tartan Orod Ah.

Usain Bolt ayaa ku qoslay sheegashada aheyd in daafaca kooxda Arsenal Hector Bellerin inuu ku garaaci karo tartan orod ah. Warbixin ay qortay BBC sannadkii hore

Continue Reading »

Sports Archives

Hordhac: Arsenal v Barcelona – Gunners Ma Awoodi Doontaa Inay Iska Caabiso Caawa Kooxda Difaacaneysa Champions League Ee Azulgarana?
- Feb 23, 2016
Kulanka: Arsenal v Barcelona  Lugta hore ee wareega 16ka Champions League Garoonka: Emirates Stadium Waqtiga: 10:45pm Saacada Geeska Afrika Arsenal ayaa raadineysa inay natiijo niyadsami leh ka hesho kulanka ay Barcelona soo booqaneyso caawa ...
Hordhac: Juventus v Bayern Munich – Bianconeri Maka Aarsan Doontaa Kooxda Jarmalka Guuldarooyinkii 2013 Ee Champions League?..
- Feb 23, 2016
Kulanka: Juventus v Bayern Munich Lugta hore ee wareega 16ka Champions League Garoonka: Juventus Stadium Waqtiga: 10:45pm Saacada Geeska Afrika Josep Guardiola ayaa sheegay in laga yaabo in Juventus ay tahay kooxda ugu fiican ...
Hordhac: Malaga v Real Madrid – Los Blancos Oo 3 Dhibcood Oo Muhim Ah U Doonaneysa La Rosaleda Si Ay U Soo Yareeyaan Farqiga Barcelona..
- Feb 21, 2016
Kulanka: Malaga v Real Madrid Garoonka: La Rosaleda Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika Barcelona ayaa 10 dhibcood hogaanka kaga qabatay Real Madrid shalayto , taasoo ka dhigeysa kulanka ay Los Blancos u safreyso ...
Hordhac: Chelsea v Man City – Maxaa Kala Heysta Maanta Man City Oo Koox Da’ Yar U Badan Ku Soo Shirtageysa Iyo Chelsea Oo Koox Xoogan Soo Safeysa?
- Feb 21, 2016
Kulanka: Chelsea v Man City Wareega 16ka koobka FA Cup Garoonka: Stamford Bridge Waqtiga: 7pm Saacada Geeska Afrika Haddii Manuel Pellegrini ay dhab ka noqoto inuu ciyaartoy da’ yar soo safo kulanka Stamford Bridge ...
Hordhac: Augsburg v Liverpool – Jurgen Klopp Oo Ku Laabanaya Jarmalka Isagoo Rajeynaya Inuu Xilli Ciyaareedkan Ku Guuleysto “Champions League Yare”.
- Feb 18, 2016
Xiddiga khadka dhexe ee Liverpool Lucas ayaa taam ah mar kale kulanka Europa League ee lugta hore ee wareega 32da ee ay la ciyaarayaan Augsburg iyadoo tababaraha Reds Jurgen Klopp ...
Hordhac: Midtjylland v Man United – Red Devils Oo Caawa Bilaabeysa Xilli Ciyaareedkeeda Europa League Xilli Uu Ka Dhaawacmay Kabtankooda Wayne Rooney.
- Feb 18, 2016
Kulanka: Midtjylland v Man United Garoonka: MCH Arena Waqtiga: 9pm Saacada Geeska Afrika Kabtanka Manchester United Wayne Rooney ayaa seegaya lugta hore ee wareega 32da Europa League ee ay caawa la ciyaarayaan kooxda reer ...
DAAWO SAWIRO:-Ciyaaryahan u dhashay Ruushka oo Talaabo laga carooday ka sameeyay Turkiga..
- Feb 18, 2016
Xiriirka kubada cagta ee UEFA ayaa lagu wadaa inay ganaax adag dul dhigaan mid ka mid ah Laacibiinta Qaranka Ruushka una ciyaara kooxda Lokomotive Moscow kaas oo indha adeeg la ...
PSG v Chelsea – Sagaal Waxyaabood Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ogaado Iyadoo Blues Ay U Safreyso Caasimada Faransiiska..
- Feb 16, 2016
Bilihii ugu danbeeyay ee Jose Mourinho ee Chelsea waxa ay ahaayeen kuwa musiibo ah laakiin waxa uu maareeyay inii Blue u soo saaro wareega 16ka Champions League oo ay ku ...

« Previous PageNext Page »

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...