Sports

Qaabkii Ay Kooxda Arsenal U Soo Bandhigay Saxiixeeda Cusub Ee Stephan Lichtsteiner

Saxiixa cusub ee Arsenal Stephan Lichtsteiner ayaa ka hadlayey hogaaminta uu kooxda keenayo, iyo sidoo kale hamiyadiisa xilli ciyaareedka soo aadan. Imaanshiyaha Lichtsteiner ee Emirates

Continue Reading »

Qeybta Sports

Xulka Qaranka Germany Oo Ku Guulaystay Koobka Confederations Cupka, Da’yartii Uu Tababare Low Soo Xushay Oo Xulka Qaranka Chile Iyo Aduunka Ka Yaabsatay.

Xulka qaranka Germany ee da’yarta u badnaa ayaa ku guulaystay koobka qaaradaha aduunka ee FIFA Confederations Cupka kadib markii ay ka yaabsateen kooxda khibrada badan

Continue Reading »

Sports Archives

TAARIIKH: Real Madrid Oo Markii Labaad Oo Xidhiidh Ah Ku Guulaysatay Champions Leaque-ga, Ronaldo Oo Laba Gool Juventus Dhulka Ku Jiiday Iyo Zidane Oo Taariikh Abuuray.
- Jun 4, 2017
Real Madrid ayaa taariikh cusub u dhigtay kooxaha Yurub kadib markii ay 4:1 ku xasuuqday kooxda Juventus waxaana Real Madrid noqotay kooxdii ugu horaysay ee koobka UEFA Champions Leaque-ga difaacatay ...
Ciidamada Dowladda Oo Loo Keenayo Darees Aysan Sahal Ku Heli Karin Al-shabaab
- May 14, 2017
Xog hoose oo ay heshay wakaaladda wararka ee Lifaaq.com ayaa waxay sheegeysaa in ciidamada dowladda Soomaaliya markaan loo keeni doono dhar ay adag tahay iney helaan Al-shabaab. Dowladda Turkiga ayaa darees ...
Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Manchester United v Arsenal.
- Feb 28, 2016
Kulanka: Man United v Arsenal Garoonka: Old Trafford Waqtiga: 5:05pm Saacada Geeska Afrika Garsoore:  C Pawson Manchester United ayaa fursad u heysata inay badiso kulankii seddexaad ee isku xigta markii ugu horeysay ee tan iyo bishii ...
Hordhac: Liverpool v Man City – Yaa Ku Guuleysan Doona Capital One Cup Maanta? Koobkii Ugu Horeysay Ee Klopp Mise Koobkii Lagu Macsalaameynayay Pellegrini?
- Feb 28, 2016
Kulanka: Liverpool v Man City Finalka Capital One Cup Garoonka: Wembley Stadium Waqtiga: 7:30pm Saacada Geeska Afrika Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa fursad u heysta inuu ku guuleysto koobkiisii ugu horeysay ee Ingariis ah ...
Hordhac: Barcelona v Sevilla – Blaugrana Oo Ku Hamineysa Inay Soo Ceshato Hogaankeeda 8da Dhibcood Ee La Liga Islamarkaana Ay Dheereysato Rikoorkeeda Guuldarro La’aanta Caawa.
- Feb 28, 2016
Kulanka: Barcelona v Sevilla Garoonka: Camp Nou Waqtiga: 10:30pm Saacada Geeska Afrika Inay soo ceshtaan hogaankooda sideeda dhibcood ee horyaalka iyo inay sii dheereystaan rikoorkooda guuldarro la’aanta ah ayaa yoolka kooxda Luis Enrique ...
Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Leh Ee Derby d’italia Ee Horyaalka Serie A Ee Juventus v Inter Milan.
- Feb 28, 2016
Kulanka: Juventus v Inter Milan Garoonka: Juventus Stadium Waqtiga: 10:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: George Rinaldi Xilli ciyaareedkii hore: Juventus 1-1 Inter Juventus ayaa raadineysa inay ku soo laabato wadada guusha marka ay Turin ku soo dhaweeyaan ...
Hordhac: Southampton v Chelsea – Blues Oo Guushii Man City U Adeegsaneysa Dhiirogelin Iyagoo U Safraya Koox Aan Gool Lagu Dhalinin Sagaal Saacadood Iyo 14 Daqiiqo Oo Ay Ciyaareen.
- Feb 27, 2016
Kulanka: Southampton v Chelsea Garoonka: St Mary’s Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika Xilli Ciyaareedkii hore: Southampton 1-1 Chelsea Garsoore: Atkinson Southampton gool lagama dhalinin muddo sagaal saacadood iyo 14 daqiiqo oo ay kubad ciyaareen, waana ...
Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Leh Ee Madrid Derby Ee Maanta Dhexmaraya Kooxaha Real Madrid v Atletico Madrid.
- Feb 27, 2016
Kulanka: Real Madrid v Atletico Madrid Garoonka: Santiago Bernabeu Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika Ka dib barbaro ay ku jahwareereen oo ay kala kulmeen Malaga isbuucii hore, Zinedine Zidane ayaa wajahaya kulankiisii ugu ...

Next Page »

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...