Sheeko

3 Waxyaabood Oo Ilkahaga U Daran Iyo Sida Looga Hortagi karo.

1. Cabitaanka Warshadeysan Cabitaanka dhalooyinka ku jira ama casiirka qasan ayaa sokor aad u badan iska leh kasoo marmar ka sokor badan soda-da sida pepsi.

Continue Reading »

Qeybta Sheeko

Faa,idada hurdada ay leedahay iyadoo waqti hore laga soo kacaya.

Marka hore haddi aynu ka hadalno hurdada guud ahaan wax ay ka qaybqaadataa caafimaadka guud ee bani aadamka waxaa hurdada ay kaalin mugleh ka qaadata

Continue Reading »

Sheeko Archives

Ubadka Yaryar Ee Daawada Tv-ga Mudo 2 Sacadood iyo Wax ka Badan oo Xidhiidh ah Maxay Dhibaate Kala Kulmaan?
- Aug 1, 2015
Daraasad cusub oo dhowaan la soo saaray, ayaa daaha ka qaaday Lifaaq.com haddii ubadka yaryar ay laba saacadood oo  xidhiidh u daawadaan Tv-ga ammase u isticmaalaan kombiyuutarku ay arrintaasi ku ...
Ilaa heerkee u sabartaa xaaskaaga?Bal sheekadaan akhri ka dibna isku day inaad ka jawaabto su’aashaas!!
- Apr 15, 2015
Guuleed iyo Geedi waa saaxiibo talo wadaag ah oo kalsooni weyn ka dhaxeyso oo isku xaafad ah, isku fasal ah, ka dib markii ay Jaamacadda wada dhameeyeen oo bilo dhowr ...
Murugo… iyo Meel Maran– Qiso Xanuun Badan!! [Qeybta 1aad]
- Apr 6, 2015
Adduunka waayihiisu wuxuu ku baraa wax aadan arag, wuxuu ku tusaa wax aadan maqal.. Gabadha warqadan iyo sheekadan ii soo qortay, hadaaney da'deeda ii sheegin marka waxaasu ku dhacayaan, waxaan ...
Farxiya Fiska “Ma Jecli Heesaha Muuqaalka Balse Danaa igu qasabaysa ….” (Warbixin dheer)
- Mar 30, 2015
Fanaanada caanka ah ee Farxiya Fiska oo lagu qiyaaso in ay ugu taageerayaal badan tahay fanaaniinta laga daba dhacay waayadaan danbe ee soomaalida ayaa la soo ogaaday in aysan jecleen ...
Qiso soo jeedasho leh oo ka dhacday xabsi ku yaal Sacuudiga: VIDEO…
- Mar 26, 2015
Magaciisa waa Maxamed Cali Akbar, waxa uu jiraa 50 sano, waxa uuna kasoo jeedaa dalka Bangaladesh, waa xaasle leh 3 caruur ah. waxa uu shaqo usoo doontay dalka Boqortooyada Sacuudiga, ...
Dhacdo Jaceyl: Ilwaad Waligeey Dusha Ayaan Ka Ilaalsan Jiray !!!!
- Mar 19, 2015
Weligayba dushaas ayaan ka ilaashan jiray İlwaad.İyadoo yar bay raggu jeedaalin jireen. İndheheeda gulucda leh iyo kubabkeeda kuus-kuusan ayay kolka horeba ishu qaban ogayd. Doob-guun markaan ahaa iyadu may qaan-gaadhin,sidaas darteed,intay koraysoba ...
Dhacdo : Aabahey Wuxuu Dhaar Ku Maray In Aan Guursan”……….
- Mar 17, 2015
Inkabadan 10sano ayaan laliitey culeyska labada waalid ee da’ada ah! Labadoodaba midna masoconkaro. Midkiiba wuxuu ubaahanyahey daryeel daawo, nafsiyan iyo fisitarbia intaba. Labadaba waxaay kor udhaafeen 70kii.! Sidoo kale baahiyo ...
Mucjisadii La Iibsaday !! (Sheeko Xikamad Huwan)…….
- Mar 15, 2015
Salmo waa gabar yar oo ILAAHAY caqli ku manaystey waxay uga soocan tahay gabdhaha asaageed ah garasho Hibo ah oo ay inta badan ku mutaysato amaan, da’deeda iyo fahamkeedu ma ahan ...

« Previous PageNext Page »

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...