Sheeko

DAAWO: Riwaayad Cusub oo Qosol badan – Igarre iyo Cabdishukri (Miyi Joog Xumo)

Waxan halkan idin kugu soo gudbineynaa Riwaayad Cusub oo Qosol badan oo ay soo saareen Majaajiliistayaasha Caanka ah – Cabishukri iyo Igarre. Riwaayadan oo la

Continue Reading »

Qeybta Sheeko

Qisadii Ugu Yaabka Badneyd: Haweeneydii la Saxiibtay Ninkii dilay Walaalkeedii ay Jecleyd & Xabsigii…

Gabadha lagu magacaabo Denis Taylor waxa ay ka qalin jabisay waxbarashada kuleejka markii la dilayay walaalkeed Bo, muddo sanado ah ayayna ku qaadatay in ay

Continue Reading »

Sheeko Archives

Ciidamada Dowladda Oo Loo Keenayo Darees Aysan Sahal Ku Heli Karin Al-shabaab
- May 14, 2017
Xog hoose oo ay heshay wakaaladda wararka ee Lifaaq.com ayaa waxay sheegeysaa in ciidamada dowladda Soomaaliya markaan loo keeni doono dhar ay adag tahay iney helaan Al-shabaab. Dowladda Turkiga ayaa darees ...
Daawo:Ruwaayad Majaajilistayaal Caan ah kasoo muuqday oo xaalada Soomaaliya kasameeyay..
- Jul 24, 2016
Halka hoose ka daawo Ruwaayad Majaajilistayaal Caan ah kasoo muuqday oo xaalada Soomaaliya kasameyay.
ALBAABKII JINNIGA: W/Q:-Cabdullaahi Cabdi Muuse YamYam….
- Jun 7, 2016
waxay ahayd abbaare saqdii dhexe markii uu qoyska reer Geedi uu ku soo biiray wiil yar oo loo bixiyay Raage. qoyska reer Geedi waxay ka koobnaayeen sagaal caruura, Hooyadood, aabahood iyo Raage  ...
Aabbihii iskuulka aaday W/T: Barkhad Cabduqaadir Awcali..
- Apr 8, 2016
Aabbihii iskuulka aaday Wuxuu ahaa aabbe da’ ah, oo dhalay afar wiil oo xaasleyaal ah, wuxuu doonay inuu la noolaado curadkiisa, soo dhaweyn, wanaag, tixgelin iyo Tawl jacaylino ayuuse wiilkiisa kala ...
EYGAN WAA JARMAL, EE ADIGU YAA TAHAY? (SHEEKO GAABAN) W/Q: Mohamed Musa Sh.Noor
- Apr 8, 2016
EYGAN WAA JARMAL, EE ADIGU YAA TAHAY? Goobtu waxay ahayd goob laga dhamo ama laga cabo Caanaha Geela, laga yaabee in aad la yaabto goob dhan oo Dad inta isugu yimaadaan ...
Ilmadii Maroodiga ’’Sheeko aad la ilmeyn doontID!!!‏
- Oct 7, 2015
Cabdi yare waxaa uu ka dhashay qoys beeraley ah oo ku noolaa agagaarka Degmada Jilib ee Dalka Soomaliya,waxaa uu ahaa Sugta reerka oo inta badan guriga iyo hareerihiisa ayuu ku ...
DHACDO AAD U NAXTIN BADAN…
- Oct 7, 2015
Wiil Agoon ah ayaa Hooyadiis waxa ay laheyd 1 IL oo uu aad ugu nacay, Wiilkaan ayaa wax ka baran jirey mid ka mid ah Schoolada Magaalada Muqdisho, halkaas oo ay hooyadiisna ku iibin jirtey ...
Facebook oo bilaabaysa mushruuc anfacaya shucuubta ku dhaqan Africa..
- Oct 6, 2015
Shirkadda Facebook ayaa shaacisay inay billabayso sannadka soo socda ee 2016-ka Satellite ay Internet—ka ku gaarsiin deegaannada fog-fog ee Qaaradda Afrika, taallaabadan oo noqonaysa middii ugu horreysay oo Facebook ay ...

Next Page »

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...