Layaabka

Daawo:Laba nin oo xaasaskoodi kala badashay iyo Xaalad yaab leh oo arinta isku badashay…

Dhacdo siweyn looga hadal haayo gudaha dalka kenya ayaa kadhacday Galbeedka dalkaasi kadib markii laba nin halkaasi kala badasheyn Xaasaskii ay kale qabeen wallow xaalka

Continue Reading »

Qeybta Layaabka

DAAWO sawirro Cajiib Badan Haweeney Gar iyo Shaarbo Weyn leh oo…

Rose Geil, oo 39 sano jir ayaa go’aansatay inaysan marna garkeeda xiirin, kadib markii uu xadka ka baxay, kana dhigay qof aan loo arkin in

Continue Reading »

Layaabka Archives

Daawo: Wiil yar oo isku badalay TAALO Dhagax ah iyo Xaaladiisa Sida ay tahay..
- Jun 18, 2016
Wiil yar oo lagu magacaabo Ramish darji waxa uu isu bedelay oo noqday wax u eg taallo dhagax ah, iyadoo hooyadii ay waxka yar 15 maalmood oo keliya markii uu ...
MUCJISO: Mataano qoraxda ku shaqeeya jirkooda habeenkiina cuuryaan noqda: Sawirro+Video..
- Jun 16, 2016
Mataano isla dhashay ayaa lagu arkay xaalad naadir ah oo horay aan lagu arag dunida, kuwaasi oo ku la nool ama ku socda qoraxda, habeenkiina marka ay qoraxda dhacdo noqdo ...
DAAWO: JINI Facebook u dhex maray Gabar Soomaali ah iyo wixii ay la kulantay..[Subxaannallah}
- Jun 7, 2016
Waa dhacdo kale oo layaab leh Gabar ku nool Puntland oo sawiradeeda mar walba soo dhigi jirtay barta bulshada ku xariirto ee Facebook ayaa waxaa ka dhex hadlay 18 nin ...
LA-YAAB + SAWIRO: Nin la dilay oo halkii laga aasi lahaa, la door biday in.
- Mar 13, 2016
Muuqaalka sawiradda kuu muuqda waa maydka wiil dhallinyarro ah oo la oran jirey Fernando de Jesus Diaz Beato, 26, kaasi oo halkii laga gelin lahaa Naxashka ay Reerkiisa door bideen ...
Sawiro: Shimbir sanad walba soo booqda nin badbaadiyay (Mucjiso)
- Mar 10, 2016
Shimbirkaan oo kamid ah shimbiraha ku nool deegaanada qaboow iyo Xeebaha Latin Ameerika, ayaa sanad walba waxa uu soo booqdaa nin Sabab u noqday inuu dhimasho ka badbaado, asigoo soo ...
SAWIRO: Tahriib Noocii ugu Layaabka iyo Qosolka badnaa oo ka bilawday Africa.!!
- Feb 14, 2016
Ciidamada ilaalada xaduuda dalka Spain, ayaa gacanta ku dhigay gaari yar oo nuuca raaxada ah, kaa oo qeybo kamid ah lagu soo qariyay dad Afrikaan ah oo doonayay in ay ...
DAAWO: Layaabka Aduunka Derbi kala qeybiya Taajirka & Faqiirka oo laga dhisay..!!
- Feb 12, 2016
Derbi ama gidaar kala qeybiya dadka taajiriinta ah iyo kuwa faqiirka oo loogu magac daray ‘Peru’s Berlin Wall’ ayaa laga dhisay Dalka Peru, waxaana cambaareeyay in badan oo ka mid ...
SAWIRO: Maxbuus Jaceyl ku beeray Haweeney ilaalo ka heysay.!!
- Feb 12, 2016
Waa dhacdo cajiib badan oo ka dhacday Xabsi weyn oo ku yaalla dalka Switzerland kadib markii Haweeney kamid aheyd ilaalada Xabsiga ay Jaceyl u qaaday mid kamid ahaa Maxaabiista ku ...

« Previous PageNext Page »

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...