Layaabka

Qisadii Ugu Yaabka Badneyd: Haweeneydii la Saxiibtay Ninkii dilay Walaalkeedii ay Jecleyd & Xabsigii…

Gabadha lagu magacaabo Denis Taylor waxa ay ka qalin jabisay waxbarashada kuleejka markii la dilayay walaalkeed Bo, muddo sanado ah ayayna ku qaadatay in ay

Continue Reading »

Qeybta Layaabka

Layaab: Madaxweyne dalkii uu xakumayay ka waayay Dhalasho & Ninkan oo Qaxootinimo….

Madaxweynihii hore ee dalka Georgia, Mikheil Saakashvili, ayaa ku guulaystay inuu ka tallaabo soohdinta ay Poland la wadaagto wadanka Ukraine, oo sanadihii dambe saldhig u

Continue Reading »

Layaabka Archives

DHAGEYSO DHACDO XANUUN BADAN: Nin Xaaskiisa ku Gowracay Muqdisho….
- Jul 22, 2017
Nin maseersan ayaa la sheegay in saaka uu xaaskiisa ku gowracay Xaafadda suuqa xoolaha ee Magaalada Muqdisho arintaasi ayaa noqotay arin la yaab leh. Goob joogayaal ayaa sheegay in guriga lagu ...
WARBIXIN: Magaalada Dhimashada, Dad aamusan oo Geeri sugayaal ah….
- Jun 24, 2017
Colma, waa magaalo ku taalla Gobolka California ee dalka Mareykanka, waana magaalo aad u qallafsan isla markaana ay adag tahay inay maankaaga ka daadegto sheekada qariibka ah ee laga qoray. Magaalada ...
Aabayaasha Da’da Ah Oo Dhala Carruur Garraad Sare Leh (akhriso)…..
- Jun 22, 2017
Daraasad cusub oo soo baxday ayaa lagu sheegay in aabayaasha da’da weyn ay dhalaan caruur ka caqli badan kuwa ay dhalaan aabayaasha da’da yar, daraasaddan ayaa lagu ogaaday in caruurta ...
Magaalo Mucjiso ah oo Dadka ku nool Kaliya ay Soomaan Saddex Saacadood Bisha Ramadaan!!
- Jun 17, 2017
Saacadaha dunida laga soomo Bishan Barakaysan ee Ramadaan waa ay kala duwan tahay waxaanay ku xiran tahay juquraafi ahaan dalka uu dal kastaa ku dhaco iyo wakhtiga ay keento kala ...
DAAWO LAYAAB: Xildhibaankii 17 Xaas Guursaday, Gabadhii uu Halka Habeen Qabay & Guurkiisii Malxiisadiisa……
- Jun 16, 2017
Xildhibaan Nuur Cabdi Kariin oo kamid ah xubnaha Barlamaanka Somaliland ayaa ka hadlay Arimo dhif ah oo ka dhaca gudaha Soomaaliya taas oo ah inuu hal mar isla guursaday Gabar ...
Ciidamada Dowladda Oo Loo Keenayo Darees Aysan Sahal Ku Heli Karin Al-shabaab
- May 14, 2017
Xog hoose oo ay heshay wakaaladda wararka ee Lifaaq.com ayaa waxay sheegeysaa in ciidamada dowladda Soomaaliya markaan loo keeni doono dhar ay adag tahay iney helaan Al-shabaab. Dowladda Turkiga ayaa darees ...
Daawo:Gabar Soomaali oo xili waliba u galmoodo Wax ujeedin oo Culimada Soomaaliyeed weydisay..
- Jun 30, 2016
Gabar Soomaaliyeed oo Aan Sheegin halka ay ku nooshahay Ayaa sheegtay in uu u galmoodo nin jini Ah islamarkaasina ay dareento xiliga uu u galmoonayo islamarkaasina hurdo lagu soo tuuro. Gabadhan ...
DAAWO: Lamaane Tartan Feer u badalay Xafladii Arooskooda..[Layaabka aduunka!!]
- Jun 29, 2016
Lamaane kasoo kala jeeda Dalalka Tunuusiya iyo Faransiiska ayaa layaab ka dhigay xafladii arooskooda oo ka dhacesay magaalada Tunis, kadib markii labada Lamaane intii ay xaflada scotay uu dhax maray ...

Next Page »

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...