Qeybta Arimaha Qoyska

Muuqaal Uqalma In La Daawado In Kabadan 100 Jeer.

Videogi ugu Quruxda Badana Hadaad ka Heshay asxaabtaada gaarsii.

Arimaha Qoyska Archives

DAAWO MUQAALKA AROOS SOMALI KII UGU CAJIBSANAA .
- Dec 21, 2017
 
DAAWO Furiinka oo kusii badanaya Muqdisho: Yaa ka masuul ah Ragga Mise Dumarka?
- Nov 20, 2017
Furiinka ayaa wax caadi ah ka noqday qoysadka Soomaaliyeed  dhexdooda, laakiin dad badan ayaa isweydiinaya sababta. Barnaanij gaaban oo laga diyaariyay sababaha keenay inuu bato furiinka ayaa waxaa eedeyn isugu jeediyay ...
Aabayaasha Da’da Ah Oo Dhala Carruur Garraad Sare Leh (akhriso)…..
- Jun 22, 2017
Daraasad cusub oo soo baxday ayaa lagu sheegay in aabayaasha da’da weyn ay dhalaan caruur ka caqli badan kuwa ay dhalaan aabayaasha da’da yar, daraasaddan ayaa lagu ogaaday in caruurta ...
DAAWO QISO JACAYL OO DHEXMARTAY WIIL SOMALIYED OO XABSI KUJIRAY IYO GABADH ASKARIYAD ILAALADIISA AH..
- Jun 4, 2017
DAAWO QISO JACAYL OO DHEXMARTAY WIIL SOMALIYED OO XABSI KUJIRAY IYO GABADH ASKARIYAD ILAALADIISA AH.
Ciidamada Dowladda Oo Loo Keenayo Darees Aysan Sahal Ku Heli Karin Al-shabaab
- May 14, 2017
Xog hoose oo ay heshay wakaaladda wararka ee Lifaaq.com ayaa waxay sheegeysaa in ciidamada dowladda Soomaaliya markaan loo keeni doono dhar ay adag tahay iney helaan Al-shabaab. Dowladda Turkiga ayaa darees ...
Xilliga Shukaansiga & Lacag weydiinta Hablaha Soomaaliyeed..
- Jul 21, 2016
Waa hubaal qaarkood Hablaha Soomaaliyeed inay la yaabaan warbixintaan markii ay akhristaan,hase ahaatee nuxurka iyo ujeedkeyga waa gunta iyo dulucda aad soo akhriso dhamaadkeeda. Ma wada dhahayo waa dhamaantood hase ahaatee ...
SAWIRO: Haweeneey Hinaastay oo Gabdhaheeda toogatay & Ninkii qabay oo baxsaday..
- Jun 30, 2016
Aabaha ka dhalay gabdhahan oo lagu magacaabo Jason ayay waxa ay isku qabteen guurka mid ka mid ah gabdhaha oo ay hooyadu aad uga soo hor jeeday. Gabdhaha ayaa lagu kala ...
Daawo:Gabar Soomaali oo xili waliba u galmoodo Wax ujeedin oo Culimada Soomaaliyeed weydisay..
- Jun 30, 2016
Gabar Soomaaliyeed oo Aan Sheegin halka ay ku nooshahay Ayaa sheegtay in uu u galmoodo nin jini Ah islamarkaasina ay dareento xiliga uu u galmoonayo islamarkaasina hurdo lagu soo tuuro. Gabadhan ...

Next Page »

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...