Qeybta Arimaha Diinta

Muuqaal Uqalma In La Daawado In Kabadan 100 Jeer.

Videogi ugu Quruxda Badana Hadaad ka Heshay asxaabtaada gaarsii.

Arimaha Diinta Archives

Ciidamada Dowladda Oo Loo Keenayo Darees Aysan Sahal Ku Heli Karin Al-shabaab
- May 14, 2017
Xog hoose oo ay heshay wakaaladda wararka ee Lifaaq.com ayaa waxay sheegeysaa in ciidamada dowladda Soomaaliya markaan loo keeni doono dhar ay adag tahay iney helaan Al-shabaab. Dowladda Turkiga ayaa darees ...
DAAWO: Sheekh Umal oo ka hadlaya sida ugu haboon ee loo gudan karo Xajka..
- Sep 3, 2016
Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa muuqaal kooban oo Sheekh Maxamed Cabdi Umal inagula wadaagayo sida ugu haboon ee loo gudan karo Xajka iyo qaybaha uu ukala baxo.
Gabdho u dhashay Wadamada Yurub oo Diinta Islaamka qaatay (Video).
- Aug 20, 2016
Diinta Islaamka oo ah mid naxariis iyo nabad galyo loo soo dajiyay ayaa hadane waxaa sanad kaste qaata oo Ashahaadada qira dadyoow fara badan oo markii hore Diimo kale heestay ...
DAAWO: Barnaamij laga diyaariyay Awooda dowladihii Islaamka ee dunida soomaray..[Shalay & Maanta]
- Jul 25, 2016
Taleefishinka Al Jazeera ayaa waxa uu Barnaamij xiiso badan ka diyaariyay quwadihii ay lahaan jireen dowladihii Islaamka ee dunida soomaray iyo Sida Islaamku uu u kala baxay Shiico iyo Sunni.
DAAWO: Gabar Soomaali ah laguna sheegay in diinta islaamka ka Baxday oo Sir Culus kashiftay..
- Jul 24, 2016
Khadra Cawil waa Gabadh Soomaaliyeed oo ku nool dalka Sweden ayaa beenisay inay ka baxday diinta Islaamka, Waxayna ka jawaabtay Gabadho ay saaxibo yihiin oo Diinta Kirishtaanka qaatay oo ay ...
Daawo:Shaqsi caanka ahaa dunida oo si kadis ah diinta Islaamka uqaatay maalintii Ciida..
- Jul 9, 2016
Mid kamid Ah Suxufiyiinta ugu Caansan Aduunka ayaa ku Dhawaaqay in uu Qaatay Diinta suuban Ee Islaamka. Saxafigaan oo lagu Magacaabo Martin Lejeune ayaa Ahaa suxufi u dashay Wadanka Dalka Jarmalka ...
SAWIRO: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Ingiriiska oo Diinta Islaamka qaatay..
- Jul 5, 2016
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Dalka ingariiska Tony Blair ayaa sheegay in caqiidada islaamka ay tahay mid aad u qurxoon dadkana ay ku nastaan isagoo tilmaamy in uu jecel yahay. Tony Blair ...
Daawo Sawirada : Masjid aad u Qurux badan oo laga dhisay Wadan aan markii hore Muslimiinta laga jecleyn !!
- Jul 1, 2016
Mid ka mid ah dalalka Yurub oo xiliyadii hore aanan laga jeclaan jirin dadka Muslimiinta ah ayaa waxaa iminka laga dhisay Masjid aad u qurux badan kaas oo soo jiitay ...

Next Page »

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...