SAWIRO: Guddoomiye kuxigeenka Hargeysa oo xafiiskiisa ku xardhay calanka Itoobiya iyo caro ka dhalatay…

Guddoomiye ku-xigeenka magaalada Hargaysa ee maamulka Somaliland, Cabdicasiis Cagaweyne ayaa xafiiska surtay calanka Itoobiya, falkaasoo ay si weyn ugu caroodeen bulshada Soomaaliyeed ee qurbaha iyo gudaha ku nool.

Tallaabadaasi uu qaaday Guddoomiye kuxigeenka Hargeysa ayaan la ogeyn sababta ku kaliftay iyo in ay aqoondaro u geysay in xafiiskiisa ku xardho calan aan aheyn midkii uu madalayay.

Ficilkaasi ayaa dhabar jab ku ah qaranimada iyo jiritaanka ummada Soomaaliyeed oo ah dal madax-bannaan in maamuladii dalka qaarkood xafiisyadooda surtaan calamada dalalka shisheeye.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...
Burcad badeeda Somalida oo sii daayay Ajaaniib mudo u Afduubnaa(Ogow Sababta lagu sii daayay)
- Jun 7, 2018
Kooxaha Burcad-baddeeda ayaa la sheegay inay maanta sii daayeen 4 kalluumeysato u dhalatay Iiraan ...