XOG: Farmaajo oo tagaya Saldhiga Turkiga ee Muqdisho & Saraakiil Turki ah uu la kulmayo..

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Maanta tagaya Xerada Tababarka Ee Turkigu ku leeyahay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Jaziira,halkaas oo lagu Tababarayo Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka.

Saraakiil ka tirsan Xafiiska Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweynaha uu la kulmi doono Saraakiisha ku Howlan Tababarka Ciidamada Milatariga Soomaaliya si uu ugu kuur galo qaabka uu u socto Tababarka islamarkaana uu u dhiiri galiyo Ciidamada iyo Saraakiisha wax bareysa intaba.

Dowladda Turkiga ayaa Magaalada Muqdisho dhawaan ka hirgelisay Saldhig Casri ah oo lagu Tababari doono Ciidamada Xoogga Dalka,waxaana hadda uu Tababar uga socdaa Boqolaal Askari oo ka mida Xoogga Dalka.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...
Burcad badeeda Somalida oo sii daayay Ajaaniib mudo u Afduubnaa(Ogow Sababta lagu sii daayay)
- Jun 7, 2018
Kooxaha Burcad-baddeeda ayaa la sheegay inay maanta sii daayeen 4 kalluumeysato u dhalatay Iiraan ...