DEG DEG: Shirka Guddoonada Golaha Sharci dajinta Dalka oo ka furmay Baydhabo..

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa magaalada Baydhabo ka furay Shirka Guddoonada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulada qeybta ka ah Dowladda dhexe.

Shirkan oo socon doonaa Mudo sedex Maalmood ah waxaana looga hadlayaa xoojinta iyo wada shaqeynta Golaha shacabka iyo Baarlamaanada Maamul goboleedyada qeybta ka ah Dowlada Dhexe.

Waxaa la filayaa Gaba gabada shirka in laga soo saaro Warmurtiyeed la isku raacsan, iyadoo Amaanka Guud ahaan magaalada Baydhabo si weyn loo adkeeyay.


Fikradaha Akhristayaasha (0)