DAAWO: Isticmaalka Tubaakada Oo Muqdisho Kusoo Badatay Iyo Dhaliyarada Cuna Oo Ka Shekeyay.

Taabuu  waa tubaako aan dhicin isticmaalka ka hor iyo kadib waxa la qiyaasaa iney soo baxday horaantii 1930-kii iyadoo sibaaba kala duwan ugu faaftay wadamada caalamka,

Dalalka ugu badan ee laga isticmaalo waxa lagu shega Hindia iyo Chena balse sanadadii ugu danbeyay waxa siweyn looga isticmaala somaaliya waxana ugu badan ee isticmaala dhalinyarada,

Qaar kamid ah dhalinyarada isticmaala Taabuu ama tubaakada ayaa shegay in siyaaba kala duwan loo isticmaalo waliba xiliyada dhalinyarada ay ciyaaraan kubada cagta xiliga ay daremayaan caajiska maadaama laga helo fir fircooni,

Halkan Hoose Ka Daawo:

‘’Waqti hore ayaa bilaabay isticmaalka tubaakada waliba xiligii aan ardaga ahaa ayaa isticmaali jiray macalinka iyo ardada isma fahmi jirin amigo marka isticmaalo daremayay fir fircooni’’ ayuu yiri mid kamid ah dhalinyarada muqdisho oo isticmaala tubaakada.

Bahda caafimaadka oo wax laga weydiiyay ayaa shegay in cudura halis ah sababi karto isticmaalka Taabuuga ama Tubaakada iyago kaga digay dhalinyarada xiligaan isticmaasho,


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...
Burcad badeeda Somalida oo sii daayay Ajaaniib mudo u Afduubnaa(Ogow Sababta lagu sii daayay)
- Jun 7, 2018
Kooxaha Burcad-baddeeda ayaa la sheegay inay maanta sii daayeen 4 kalluumeysato u dhalatay Iiraan ...