DAAWO: Askarta Ciidamada Miyaa Xun Mise Taliyaasha Ciidamada DFS Ayaa Xun (XOG CUSUB).

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka dalbaday Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed in ay ilaaliyaan hufnaanta Shaqo ciidamada.

Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in sare loo qaado Aqlaaqda Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in uusan jirin Askari xun laakiin uu jiro Sarkaal xun oo jiho wanaagsan waxaa uu tilmaamay in ay ciidamada laga doonaayo in ay ilaaliyaan Waajibaadka Saaran.

Halkan hoose Ka Daawo:

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka shaqeynaayay sidii loo tayeyn lahaa Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana xarunta Wasaaradda Difaaca uu ka waday kulamo kala duwan.


Fikradaha Akhristayaasha (0)