DHAGEYSO DHACDO XANUUN BADAN: Nin Xaaskiisa ku Gowracay Muqdisho….

Nin maseersan ayaa la sheegay in saaka uu xaaskiisa ku gowracay Xaafadda suuqa xoolaha ee Magaalada Muqdisho arintaasi ayaa noqotay arin la yaab leh.

Goob joogayaal ayaa sheegay in guriga lagu arkay meydka gabadha la gowracay iyo dad badan oo ku soo baxay arintaasi.

Ninkaan ayaa la sheegay in uu ka maseeray nin hore u soo guursaday Xaaskiisa sidoo kale waxaa la sheegay in ay qaraabo ay ahaayeen ninkaan iyo xaaskiisa.

Qof ka mid ah dadka deegaanka oo tagay xaafadda ay arintaan ka dhacday ayaa iiga waramay dhibaatada dhacday.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...
Burcad badeeda Somalida oo sii daayay Ajaaniib mudo u Afduubnaa(Ogow Sababta lagu sii daayay)
- Jun 7, 2018
Kooxaha Burcad-baddeeda ayaa la sheegay inay maanta sii daayeen 4 kalluumeysato u dhalatay Iiraan ...