Gabdho u dhashay Wadamada Yurub oo Diinta Islaamka qaatay (Video).

Diinta Islaamka oo ah mid naxariis iyo nabad galyo loo soo dajiyay ayaa hadane waxaa sanad kaste qaata oo Ashahaadada qira dadyoow fara badan oo markii hore Diimo kale heestay .

Gabdho u dhashay wadamada Ruushka iyo Ukrain ayaa si toos ah u qaatay Diinta Islaamka ka dib markii ay aqristeen ama loo Tarjumay qaar ka mid ah aayadaha Quraanka Kariimka si weyn u soo jiitay .

Gabdhahaan oo iminka Xijaab xirtay ayaa markii hore waxeey qaadan jireen dhar gaagaaban balse waxeey soo dhaweeyeen kuna farxeen nolasha cusub oo ay galeen .


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...
Burcad badeeda Somalida oo sii daayay Ajaaniib mudo u Afduubnaa(Ogow Sababta lagu sii daayay)
- Jun 7, 2018
Kooxaha Burcad-baddeeda ayaa la sheegay inay maanta sii daayeen 4 kalluumeysato u dhalatay Iiraan ...