SAWIRO: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Ingiriiska oo Diinta Islaamka qaatay..

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Ra’iisal Wasaarihii hore ee Dalka ingariiska Tony Blair ayaa sheegay in caqiidada islaamka ay tahay mid aad u qurxoon dadkana ay ku nastaan isagoo tilmaamy in uu jecel yahay.

Tony Blair ayaa tilmaamay in Nabigeena Muxamed NNKH uu yahay Awood ilbaxnimo Xoog leh loona baahn yahay in qof waliba uu ku daydo.

Blair waxa uu intaas raaciyay in uu jacel yahay Qur’aanka Kariimka islamarkaana uu Maalin walba aqrio,waxauuna sheegay in wax badan uu ka faa’iiday Qur’aanka oo ay ugu horeyso Guurka, Dumarka iyo axkaamta.

Charie Blair oo ah Gabar la dhalatay Tony Blair ayaa Bishii octobar ee Sanadkii 2015-ka qaadatay Diinta ISlaamka ,waxa ayna sheegtay in ay Ogaatay in Diinta islaamka ay tahay Muqadaska Saxda ah.

Sidoo kale Gabar uu dhalay Madaxweynihii hore ee Dalka Mareykanka Bush ayaa iyana qaadatay Diinta Islamka ,iaydoo tilmaamat in ay nasteexo tahay Diinteena Silaamka ah.

Dad Badan oo Cadaan iyo Madow iskugu jira oo aan aaminsaneen Diinta islmaaka ayaa hada bilaabay Qaadashada Dii nteena Nasteexada Badan ee Islaamka ah inta kalana waxaan Alle uga Baryeenaa in uu soo Hanuuniyo oo ay qaataan Diinteena Islaamka ah.

Lauren-Booth-presents-Pre-006 tony-blair-2 blairmosque


Fikradaha Akhristayaasha (0)