Daawo Sawirada : Masjid aad u Qurux badan oo laga dhisay Wadan aan markii hore Muslimiinta laga jecleyn !!

Mid ka mid ah dalalka Yurub oo xiliyadii hore aanan laga jeclaan jirin dadka Muslimiinta ah ayaa waxaa iminka laga dhisay Masjid aad u qurux badan kaas oo soo jiitay indhaha Dunida Islaamka .

Masjidkaan oo laga dhisay magaalo xeebeedka loo soo Dalxiis tago ee Rijeka ayaa waxaa loogu magac daray (Rijeka Islamski Centar) wuxuuna ku yaalaa dalka Croatia oo xilyadii hore aanan laga jeclaan jirin dadka Muslimiinta ah .

Shacabka ku nool dalka Croatia ayaa waxa ay u badan yihiin kuwo Masiixiyiin ah waxeeyna sagaashameeyadii dagaalo kulul la soo galeen Muslimiinta Bosnia in kasto hada si aad ah loo soo dhaweeyay Masjidkaan cusub ee laga hir galiyay magaalo xeebeedka loo soo Dalxiis tago ee Rijeka .

rajeka_1 rajeka_2 rajeka_3 rajeka_4 rajeka_5 rajeka_6 rajeka_7 rajeka_8 rajeka_9


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...
Burcad badeeda Somalida oo sii daayay Ajaaniib mudo u Afduubnaa(Ogow Sababta lagu sii daayay)
- Jun 7, 2018
Kooxaha Burcad-baddeeda ayaa la sheegay inay maanta sii daayeen 4 kalluumeysato u dhalatay Iiraan ...