DAAWO: Gabar Soomaali ah laguna sheegay in diinta islaamka ka Baxday oo Sir Culus kashiftay..

Khadra Cawil waa Gabadh Soomaaliyeed oo ku nool dalka Sweden ayaa beenisay inay ka baxday diinta Islaamka, Waxayna ka jawaabtay Gabadho ay saaxibo yihiin oo Diinta Kirishtaanka qaatay oo ay dagaalameen, Kuwaasi oo dhibaatooyin badan ku haya sida ay hadalka u dhigtay.

“Waxaan Cadaynayaa inaana ahayn Kirishtaan, Qarsoon iyo mid muuqda, Waxaan Aamin sanahay Allaha wayn SWT ee la dhalin Isaguna waxba dhalin, iyo Nebigiisa Maxamed SCW.” ayay tidhi.

Gabadhan ayaa waxay sheegtay inay dagaalameen gabadh si Qarsoon uga baxday diinta, Markaasi kadibna lasoo bandhigay Sawiro ay horey uga gashay meel Xaflad ah, iyadoo markaasi la sawiran gabadho la sheegay ina ka baxeen Diinta, Waxayna ka warbixsay sida ay wax u dhaceen.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...
Burcad badeeda Somalida oo sii daayay Ajaaniib mudo u Afduubnaa(Ogow Sababta lagu sii daayay)
- Jun 7, 2018
Kooxaha Burcad-baddeeda ayaa la sheegay inay maanta sii daayeen 4 kalluumeysato u dhalatay Iiraan ...