Daawo:Wiil Soomali ah oo iska Difaacay Nin Kirishtaan oo kadhigi rabay inuu Gaal..

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Dhalinyaro Somaliyeed oo iyagu Tahriib ku yimi Qurbaha ayaa Muuqaal laga duubay iyaga oo loogu yeedhayo Gaalnimo iyo inay Diintoda ka baxaan.

Dhalinyaradan ayaa loogu tusaalaynayaa in  ay kasoo carareen Dad ay isku diin yihiin unasoo galeen Dad Diinkale haysta oo nabad galyo siiyay. Waxana loogu baqay in Dadka Nabad galyada siiyay ay diintoda raacaan.

Hadaba Nala Daawo Wiil Soomaaliyeed oo arintaasi loosoo Bandhigay oo iska Difaacay.


Fikradaha Akhristayaasha (0)