Daawo:Sacuudiga 50 Qof oo Rag Uxirtay dhar kusoo labisteen xili ay…

Dowlada sacuudiga Ayaa Ku xirtay magaaladda Makka Ugu yaraan 50 Nin oo dhalin yaro u badan Kuwaasi oo lagu Eedeyey Inay xirteen Dhar islaamka O Golayn bishani ramaddaanta Iyadoona haýadda danbi baahista Gacanta Ku dhigtay.

ragani Ayaa Xidhnaa  Surwaalo gaaban Iyo waliba Kuwo Daldaloola Oo Qaar ku Dhagan yahiin lugahooda Iyadoona  Intooda Badani u labisnaa Qaab  yoo yoo  Loo yaqaan,waxaana  Ay Siteen Surwaalo Hoos ka daldaloola Lakin fashion Xiligani loo yaqaan.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...
Burcad badeeda Somalida oo sii daayay Ajaaniib mudo u Afduubnaa(Ogow Sababta lagu sii daayay)
- Jun 7, 2018
Kooxaha Burcad-baddeeda ayaa la sheegay inay maanta sii daayeen 4 kalluumeysato u dhalatay Iiraan ...