Daawo:Gabar Soomaali oo xili waliba u galmoodo Wax ujeedin oo Culimada Soomaaliyeed weydisay..

Gabar Soomaaliyeed oo Aan Sheegin halka ay ku nooshahay Ayaa sheegtay in uu u galmoodo nin jini Ah islamarkaasina ay dareento xiliga uu u galmoonayo islamarkaasina hurdo lagu soo tuuro.

Gabadhan oo Su’aal Weeydiineeysa Sh.Umul Ayaa sheegtay in Ninkeedii uu iloowsiiyay Jinkaasi islamarkaasina waqti walba uu u yimaado Xitaa haddii Suuqa ay joogto.

Sheekh Umul Ayaa gabadhaasi siiyay Jawaab la yaab leh waxaana uu sheegay in ay dhacaan falal ceenkaan oo kale ah oo dhowr qof ay hadda ka hor weeydiiyeen.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




Advertisement

Latest News

Kooxaha hubeysan ee Soomaaliya (Daawo Khariirad muujineysa Dhulka ay ka taliso kooxda Alshabaab)
- Jun 7, 2018
Kooxda Alshabaab oo ka hoos dhaltay Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliya ee kacay sanadkii 2006 ayaa ...
DAAWO SAWIRRO: Talyaaniga oo Qalab Casri ah ku wareejiyey Dowladda Somalia
- Jun 7, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ...
AKHRISO: Heshiika Habka Doorashooyinka Soomaaliya ee Sanadka 2020-ka
- Jun 7, 2018
Habeen hore saqdii dhexe waxaa Baydhabo lagu soo gabo-gabeeyay shirkii amniga qaranka, shirkan oo ...
Wariye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo geeriyooday
- Jun 7, 2018
Allah ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku ...
Burcad badeeda Somalida oo sii daayay Ajaaniib mudo u Afduubnaa(Ogow Sababta lagu sii daayay)
- Jun 7, 2018
Kooxaha Burcad-baddeeda ayaa la sheegay inay maanta sii daayeen 4 kalluumeysato u dhalatay Iiraan ...