DAAWO: Sheekh Maxamed Idiris oo Shahaadada u qabtay nin soo islaamay..

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Sheekha caanka ah ee Soomaaliyeed Maxamed idiris ayaa Ashahaadka u qabtay nin South African ah kaasoo qaatay Diinta waanaga badan ee islaamka waxaana sheekha uu bartiisa Facebook soo dhigay Muuqaalka iyo qoraalkaan.

“Maanta waxaan khudbadii jimcaha ku lahaa Masjid Assunnah, Capetown, Soomaali aad u badan ayaa ku dhaqan, khudbadii ka dib, waxaan shahaadada u qabanay nin soo Islaamay, Alxamdulilah, waxaanan masjidka isku salaanay axbaab badan oo jaaliyadeenna ka mid ah”

 


Fikradaha Akhristayaasha (0)